Golaha is bedel doonka Koonfurgalbeed oo ku baaqay in Cadaalada la horkeeno dadkii ka dambeeyay Xasuuqii Baydhabo ka dhacay bishii December 2018 (Aqriso Qoraalka)

0
250

GOLAHA Is bedel doonka Koonfurgalbeed oo dalbday in Roobow la sii daayo isla markaana cadaalada la horkeeno dadkii ka dambeeyay xasuuqii ka dhacay Baydhabi bishii December 2018.

Dadka dambiyadas loo haysto waxaa soo galaya Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo dad fara badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here