Axmed Madoobe oo Ciidamo culus oo ilaalo u ah la tegay Magaalada Garowe [Daawo Sawirro]

0
1139

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta gaaray magaalada Garowe, isagoo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyaha cusub ee Puntland ayaa ciidamo gaara la tegay magaaladaasi.

Ciidamada ilaalada Axmed Madoobe ayaa si weyn u qalabeysan, waxayna sitaan dareys u gaara oo calanka Jubbaland ku xardhan yahay, waxaana loo diyaariyay gaari Landcruiser (Cabdi Bille) ag oo qori saaran yahay, waxaana Garowe geystay diyaaradii magaalada Kismaayo kasoo qaaday wafdiga madaxweynaha Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here