MADAXWEYNE SACIID DENI oo Xarumaha Maaliyadda Maamulkiisa soo arkay, Daawo Sawiradiisa

0
281

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) ayaa la kumeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Madaxweyne Deni ku xigeenkiisa iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo la xiriira Hanaanka Maaliyadda iyo sidii looga wada Shaqeyn lahaa
Saciid Cabdullaahi (Deni) waxaa dikreetadii ugu horeysay ee uu soo saaray waxa uu ku hakiyey in wax lacag ah ka bixiyo khasnadaha maamulkiisa ilaa amar dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here