DAAWO: Prof. Yaxye Sh. Caamir oo kashifay Arrimo ku saabsan Ninka Ajnabiga ah ee loo wado Bankiga dhexe

0
182

Dano shaqsi ayaa sababtay ayaa la leeyahay Dowladda Soomaaliya ka leedahay magacabista la qorsheynayo in Guddoomiyaha Bankiga dhexe loo magacabo nin Ingiriis u dhashay oo ajanabi ah oo aan xataa baran arrimaha dhaqaalaha balse ka tirsan yahay Soma Oil Gas oo ka shaqweyn jiray Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

WAREYSI:-Prof Yahya Sh.Caamir”Bankiga dhexe guddoomiye kama noqonkaro qof ajnabi ah,Ajnabiga hadda guddomiyaha ka noqon rabana wuxuu ku taqasusay Suugaanta Ingriiska halkanna hees iyo dhaqan loogama baahna,Sido kale Nigel Roberts horay ayaa looga soo Cayriyey Bankiga adduunka laakin wuxuu sheegtaa inuu ka ruqseystay,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here