Madaxweyne Deni oo casuumay Musharixiintii tartanka adag la gashay, Daawo Sawirada

0
172

Madaxweynaha la doortay Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa la kulmay Musharixiintii kula tartantay jagada kuwaas oo ka dhaxeeyay xilligii ololaha dagaal cadawtinimo ah hase yeeshe markii doorashada dhamaatay ayuu Madaxweyne Deni gacan saaxiibtinimo u fidiyay dhamaan musharaxiintii la tartantay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here