MADAXWEYNE Saciid Deni oo ka soo muuqday maanta shirka Golaha wasiirada Puntland xilkooda dhamaaday, Daawo sawirada

0
160

Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirklii ugu horeeyay ee Golaha xukuumadda Puntland, iyadoo uu wehliyo madaxweynaha xilka banneynaya C/weli Gaas.

Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee la doortay Axmed Cilmi Cismaan, iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, waxaana loo hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo xilka lagu kala wareegi lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here