MADAXWEYNE SACIID DENI iyo Saraakiisha Ciidamada maxay ka wada hadleen?Daawo Sawirada

0
70

Madaxweynaha la doortay Maamul Goboleedka Puntland Saciid C/llaahi oo loo yaqaano Saciid Deni balse weli la wareegin xilka ayaa kulan gaar ah la yeeshay Laamaha amniga ee Maamulka, isagoo kala hadlay xaalada amniga degaanada Maamulka.

Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhageystay taliyaasha Ciidamada in kastoo kulanka waxyaabihii looga hadlay Saxaafadda loo sheegin hadana waxaa uu ahaa kulan is barasho ah iyo kala war qaadasho ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here