Qarax lala eegtay Wiil uu dhalay Cabdi Qeybdiid

0
278

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wiil uu dhalay Senator Cabdi Qeybdiid lagu qarxiyay Magaalada, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayan qaraxaas.

Wararka ayaa sheegaya in wadihii gaari dhaawac soo gaaray hase yeeshe lama xaqiijin ila aiyo hadda in wiilka Xildhibaanku dhintay ama dhaawacmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here