MADAXWEYNE SACIID DENI oo Xiray Bakiyada iyo Xisaabaadka Maamulka, Warqadiisa ugu horeysay oo amar ku dul dhigay, Aqriso

0
107

Madaxweynaha la doortay ee Maamul Goboleedka Puntland Saciid Deni ayaa soo saaray saacad kadib markii uu ku guuleystay doorashada warqadii ugu horeysay oo uu ku joojinayo dhamaan Bakiyada dalka inaan laga saari karin wax lacag ah laga bilaabo maanta oo bishu tahay 8 Janaayo 2019.

Amarkan waxaa la faray dhamaan shirkadaha ay Dowladda xisaabad uga furan yihiin inaan laga saari karin wax lacag ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here