KULAN AFMADOW ku Dhex maray Odayaasha degaanka iyo Madaxweyne Axmed Madoobe, Daawo Sawirada

0
100

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbuland Axmed Madoobe ayaa Magaalada Afmadow kula kulmay odayaasha dhaqanka degaankaas isagoo ka xog wareystay odayaasha xaalada degaanka sidoo kalena odayaasha ka dalbaday inay la shaqeeyan Ciidamada si howlgalka ka dhanka ah Shabaab u guuleysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here