IGAD oo Madaxweyne Saciid Deni u diray fariin, Maxase ka yiraahdan Gaas oo doorashada looga adkaaday?Aqriso Qoraalka IGAD

0
199

Urur Goboleedka IGAD ayaa war soo saareen waxay ku sheegeen inay ku faraxsan yihiin qaabkii ay u dhacday doorashada Maamul Goboleedka Puntland, iyagoo u mahad celiyay Madaxweynihii xilka ka degay C/wli Gaas isla markaana hambalyo u diray Madaxweynaha cusub Saciid C/llaahi oo loo yaqaano Saciid Deni.

IGAD ayaa ka rajeysay Madaxweynaha la doortay inuu Siyaasad ku dhisan horumar ku soo kordhin doona Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here