FARMAAJO OO Ciidamo dul dhigay Hotelka Maka al Mukarama oo Xisbiga Wada jir ku qaban lahaayan Siminaar.DAAWO SAWIRADA

0
260

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ciidamo Boliis ah hor dhoobay Hotelka Maka al Mukarama ee Magaalada Muqdisho halkaas oo Xisbiga wada jir ee C/raxmaan Cabdishakuur hoggaaminaya ku qabanayay Siminaar ku saabsan hoggaaminta Siyasadda iyo Macluumad kale.

Maamulaha Hotelka ayaa Ciidamada Boliiska u diiday inay gudaha soo galaan, wuxuuna u sheegay Saraakiisha Ciidamada in aan marna ogolaan doonin in Ciidamo soo galaan gudaha.

Ilaa iyo hadda wa war ah kama soo bixin Xisbiga wada jir oo Siminaarkan soo qaban qaaiyay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa diiday Guddoomiyaha Degmada Ca/casiis oo xilka laga qaaday maadama Guddoomiyaha xilka laga qaaday Daarood yahay saas oo ay tahayna ma ogola dad kale in ay magaalada Xamar si xor ah shirar ugu qabsadaan taas oo muujinaysa in Madaxweynaha reer gaar ah la dagaalsan yahay.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Xisbiga Wadajir madax ka ah ayaa qoraalkan soo dhigay bartiisa Facebook

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here