Maxay tahay waxyaabaha laga doonaya Musharixiinta Jagada Madaxweynaha Puntland

0
115

Guddiga doorashada Maamulka Puntland ayaa dhawaan magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulkaasi kusoo bandhigay sharuudaha musharixiinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi u tartamaya.

Musharixiinta ayaa waxaa maalinta Isniinta ina soo aadan ay khudbado ka hor jeedin doonaan golaha baarlamaanka Puntland hortooda, waxaana la siiyay muddo 15 daqiiqo ah oo ay kusoo bandhigaan qorshe siyaasadeedkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here