XASAN SHEEKH MAXAMUD oo digniin iyo talo u diray Baarlamaanka Soomaaliyed, Aqriso

0
28

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa uga digay Xildhibaanada Baarlamaanka inaysan soo dooran nin garab ku tiirsan ama liita, wuxuuna ugu baaqay inay ka fiirsadaan qofka ay dooranayan una dooranayan Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo badanayay wararka sheegaya in Villa Soomaaliya ay doonayso in afhayeenka Baarlamaanka loo doorto shaqsi iyada wata.

Hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh soo dhigay bartiisa Facebooka ayaa sidan u qornaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here