SAWIRRO: Qaraxii ka dhacay ka dhacay magaalada Muqdisho

0
48

Inta la xaqiijiyay qof shacab ah iyo dhagar qabihii gaariga waday ayaa ku geeriyootay 9 qof kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari nuuca raaxada ah oo uu watay dhagar qabe ku xirnaa waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay wadada Maka Almukaramah,gaar ahan meel u dhow Hotel Wehliye ee magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here