BALAN QAADKII FARMAAJO ee ahaa inaan la xiri doonin Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo fashilmay, Shabaab Dhagax ma lagu celin karaa?, Daawo Sawirada

0
53

Meelaha uu saameeyay dhagax dhigga cusub waxaa ka mida Isgoysyada Danwadaagaha ilaa Isgoyska Zobe, waxayna arrintan kentay inaysan gaadiidku ka leexan karin Wadadda. Waxaa kaloo la jaray dhammaan jid-caddeyaashii dhex marayay wadadda Isgoyska Banaadir ilaa Isbitaalka Ex-Digfeer iyo Isgoyska Tarabuunka.
Dowladda madaxweyne Farmaajo ayaa hore u balanqaaday inaan la xiri doonin jidadka Muqdisho, waxayna arrintan soo baxday kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Baararka Pizza House iyo Posh oo dad fara badan ku dhinteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here