Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyed oo la kulmay Dhigiisa Kenya‏

0
41

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaa la kulmay Dhigiisa Kenya Joseph K, Boinnet Inspector General National Police Service .

Labada Taliye ayaa ka wada hadlay arrimaha nabadgalyada wadamada Soomaaliya iyo kenya, gaar ahaan dagaalka lagula jiro kooxaha argigixisada iyo sidii labada Boliis isaga kaashan lahaayan sugida amaanka iyo is dhaafsiga wararka ku saabsan kooxaha argigixisada ee halista ku ah labada dal.
Hamuud Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here