Xaaska Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi iyadoo sidata rasaas

0
40

Caasho Yaasin Xasan oo ah Xaaska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi iyadoo sidata rasaas nool nool sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka kenya.
RW-CUMAR1Ciidamada Boliiska kenya ayaa qabtay xaaska Ra’iisal Wasaaraha xilli ay ka duulaysay Garoonka Jomo kenyatta.
Mashinka wax baara ayaa sheegay in mid kamid ah boorsooyinka ay wadatay Xaaska ku jiraan 16 habo rasaas ah.
Kadib markii la qabtay haweenaydaas ayaa lagu sii daayay damiin waayo waa la aqoonsaday shaqsiyadeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here