Tacsi ku socota Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee kenya Siyad Maxamud Shire

0
44

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi
Amb Maxamed Cali Nuur Ameerica
Ugaas Maxamud Ugaas Cali Abdulle
Mustaf Sheekh Dhuxulow
Yusuf Xasan Maxamed (Yuusuf Yare)
Cabdi Jiinow Alasow
Cali Muuse Abdi
Eng C/raxmaan Yariisow

Kamal Guutaale
Abdiweli Ibraahim Garyare
Nuuradiin Macalin Mukhtaar
Sayid Cali Macalin
Yusuf Xasan Macalin
Maxamud Sandiir
Dhamaan dadkaas iyo kuwa kale waxay tacsi u dirayaan Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya kenya Siyad Maxamud Shire oo Aabihiisa Maxamud Shire maanta ku geeriyooday degaanka Ceerigaabo, Marxuumka waxaa ilaahay loogu bariyay inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna sabir iyo iiman allaha ka siiyo aamin.
tacsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here