AQRISO DOCOMENTI MOOSHIN ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya oo loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka

0
33

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
unnamed-52Qoraalka Mooshinkan oo ay heshay Newsomali.com ayaa ka kooban sagaal bog, waxaana Madaxweynaha loo cuskanayaa eedeymo ku aadan falal ku saleysan xadgudubyo culus oo lid ku ah Qaranimada Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Mooshinkan ay saxiixeen illaa 115 Mudane, waxaana sharci ahaan mooshinka ka gudbin kara Madaxweynaha 93 Xildhibaan.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa galabta gacanta loo geliyay Mooshinkan, waxaana warar ay heshay Newsomali.com uu sheegayaa in laga yaabo inay Maxkamadda sare ee dalka u gudbiso, si ay u soo hubiso eedeymaha Madaxweynaha ay u jeediyeen Xildhibaanada, haddii ay soo xaqiijisana uu Baarlamaanka markaas dood gelin karo.

Hadaba halkan hoose ka akhriso nuqulada uu ka kooban yahay Mooshinkan:-
1
2
3
4
5
6
7
8
9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here