VIDEO:FADEEXAD:Baarlamaanka oo ku dhegan Muungaab, Dhul Boob, Dhulal la iibsaday oo la isku haysto iyo Wadooyinka oo xiran.

0
83

Mushkilad kale ayaa ku soo biirtay xaalada Siyaasadeed ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” kadib markii tiro labo jeer ka baaqsday inuu la kulmo Guddi ka socday Baarlamaanka Soomaaliya oo qaabilsan Gaadiidka Waddooyinka,Dekedaha iyo Garoomada.
DSCF8872Xildhibaanad Bishaaro Cabdi Garabay ayaa waxay hadeysay in Muungaab dhegaha ka qabsaday muddo labo jeer inuu la kulmo guddigooda si su’aalo loo weydiiyo.

Tani waxay qeyb ka tahay cadaadiska faraha badan ee lagu haayo Muungaab inuu wax loogu qabto.
2 dii July iyo 2 dii Agoosto, Guddigaas Baarlamaanka ka socda ayaa waxay u yeeran Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” hase yeeshe waa uu diiday inuu guddiga la kulmo.
Ujeedada Guddiga Muungaab ugu yeeran ayaa waxay ahayd bal inay wax ka weydiiyan dhulka fara badan ee boobka lagu haayo iyo arrimo kale haddaba dhageyso hadalka Xildhibaanada oo Baarlamaanka hadal u jeedinaysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here