FADEEXAD SAWIRO :Muungaab iyo Wafdigiisa Markii ay la kulmayan Dhigiisa Magaladda Nairob, Ataantii Gobolka Banaadir iyo Calankii Soomaaliya oo la ilaabay iyo Xubnaha Fadhiga ka qaldamay oo kabahooda kor u taagaya

0
37

Waa Fadeexad dhinaca Nidaamka Baritikoorka ee maanta la kulmay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Muungaab oo Magaalada Nairobi kula kulmay Dhigiisa Magaladda Nairobi ee Caasimadda dalka kenya  Evans Kidero .

CALANKA KENYA IYO MIDKA NAIROBI HALKAN WAA KA MUUQDAN LAAKIIN AAWAY KII SOOMAALIYA IYO ASTAANTII GOBOLKA BANAADIR MUUNGAAB MOOGE
CALANKA KENYA IYO MIDKA NAIROBI HALKAN WAA KA MUUQDAN LAAKIIN AAWAY KII SOOMAALIYA IYO ASTAANTII GOBOLKA BANAADIR MUUNGAAB MOOGE

Sida Muuqato kulankan waxaa ka maqnaa astaanta Soomaaliya oo ah Calanka Soomaaliya, sidoo kale astaanta Gobolka Banaadir.

Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Nairobi ayaa ku fashilantay inay diyaariso kulanka, saas oo ay tahay waxaa goobta fadhiya Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya kenya,,qaar ka mid ah Wafdiga Muungaab oo xataa garan waayay habka loo fariisto kabahooda ayaa kor u taagan sidaad uga jeedan Sawirka.
Wiilka Nuur Cadde dhalay ayaa turjumaan u ahaa Muungaab.
Muungaab waxaa uu ilaabay astaantii Maamulka uu Madaxda u yahay.
Waana aqoon darada Muungaab ayay ka mid tahay,waa nin baadiyaha Warshiikh ku dhashay gaar ahaan Tuulada Muungaab, Suudan ayuu waxbarasha u tagay kadibna askari ayuu noqday si deg deg ah ayaana loogu dhigay Jeneraal isagoo aqoontiisa lahayn.
Fadeexadii maanta ka dhacday Nairobi oo qaar ka mid ah xubnaha Wafdiga Muungaab ku xabsatay waxaa ka mid ahaa iyagoo garan waayay habka loo maamusayay kulanka iyo nidaamka loo istaagayo marka labada Guddoomiye kulmayan.
7 8 1 2 3 4 6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here