DAAWO SAWIRADA:Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo la kulmay Saraakiil Midowga Yurub, Maxayse ka wada hadleen?

0
54

Taliyaha Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa la kulmay Ku-simaha Madaxa Ergada ee EUCAP Nestor Simonetta Silvestri iyagoo ka wada hadlay iskaashiga iyo howlgalada ka dhaxeeya Ciidamada Boliiska Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

EUCAP Nestor waa ergo rayid ah EU ah xilsaaray in ay taageeraan horumarka amniga badda ee Soomaaliya.
Saraakiishas Midowga Yurub ka socday waxay aragti iyo tallooyin ka dhiibteen horumar lagu sameeyo Ciidamada Boliiska Soomaaliya taas oo uu soo dhaweeyay Taliya Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan.
BH0A0495 1 3 (1) 3 (2) 4 5 6 BH0A0381 BH0A0383 BH0A0406 BH0A0427 BH0A0430 BH0A0460 BH0A0470

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here