M.weyne Xasan Sh Oo Goordhaw Si Rasimi ah u Furay Shirka Arimaha Soomaaliya (Sawirro )

0
113

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dhinacyadiisa taagan yihiin wakiilada Qaramada midoobay iyo midowga Yurub ayaa furay shirkii looga hadlayay hiigsiga 2016 oo saaka dhacay magaalada muqdisho.

Shirkan oo ah mid Heer wasiir ah ayaa waxaa si wada jir ah u shir Guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud Iyo Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Guud ee Q.midoobay Necholas Key.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya wufuud ka socota 30 dal iyo ururo Caalami ah.

Sidoo kale madasha shirka waxaa ku sugan 120 Ergo oo Soomaali ah, kuwaasoo ka imaan doona Barlamanka,maamulada Kmg ah iyo beesha caalamka.
6d6e5947 6327fa72 3d4a632e
4 1 2 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here