MADAXWEYNE Xasan Sheekh oo la kulmay Baarlamaanka Galmudug-Daawo Sawirada

0
96

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xubno ka socday baarlamaanka cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug ee dhawaan lagu dhisay magaalada Cadaado.

Kulan cashada ah ayaa waxaa ka qeygalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo mudanayaal ka tirsan baarlamaanka galmudug.

11 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here