Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka degay Magaalada Hargeysa xarunta Maamulka Somaliland kadib markii sida la sheegay arrimo tacsiyo u tagay halkaas.
Ujeedada socdaalkiisa ayaa lagu sheegay inay u tacsiyeyn qoyskii ama reerkii ay ka soo jeeday xaaskiisa waa Faroole oo mar sii horeysay oo lagu dilay Magaalada Garoowe.
Hadaba qaabkii loo soo dhaweeyay iyo ujeedada socdaalka oo dhameystiran inta hoose ka dhegayso