Inta Badan dalalka Caalamka oo berri laga ciidayo iyo deegano ka mid ah Soomaaliya oo laga arkay Bisha caawa

0
27

Wadamo ay ka mid yihiin Kuwait,Imaaraadka Carabta iyo qaar kale ayaa ku dhowaaqay ciid al-Fitriga iyadoo wadamadaas ay bilaabeen xafladaha ciida,
Eid-Whatsapp-Dp-2015
Sidoo kale deegaano ka mid ah dalka Soomaaliya sida deeganka Walamoy oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka SH.dhexe ayaa laga arkay Inta badan wadamada caalamka Muslimiinta ayaa ku dhowaaqy in ay beri oo Jimce ah tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga.
Hase yeeshee dowlada Federalka ayaan weli ku dhowaaqin ciidal Fitriga balse waxaa la filayaa in goor dhow uu war ka soo baxo dowlada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here