Taliyaha Boliiska Sareeye Gaas Maxamed Sheekh oo Sagootiyay Naadiga Kubadda Koleyga Heegan, Daawo Sawirada

0
198

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta Sagootin balaaran ugu sameeyay gudaha garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde ciyaartoyda kooxda Boliiska ee Heegan kuwaas oo iyagoo Horyaalka kubadda koleyga sanadkan ah u duulaya dalka Tansania.

Sareeye Gaas Maxamed Sheekh ayaa la dardaarmay ciyaartoyda isagoo xusuusiyay in matalayaan Qarankii Soomaaliyeed iyo calank ayna muujiyaan adkaysi ciyaar wanaag. Wuxuuna u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan.
20150715_111936_resized 20150715_105622_resized 20150715_105623_resized 20150715_105738_resized 20150715_111714_resized 20150715_111722_resized 20150715_111932_resized 20150715_111935_resized

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here