DAAWO VIDEO:Mucjiso ku dhacday tababaraha Xulka kubadda Cagta Spain Vicente del Bosque

0
65

Vicente del Bosque oo ah tababaraha Xulka Kubadda cagta Spain ee ku haray wareega koowad ee tartanka koobka adduunka ee ka socda dalka Braziil ayaa sheeko la yaab ah qabsatay markii 2-0 looga badiyay xulkiisa kulankii uu la lahaa Xulka Chile.
2 1

Vicente del Bosque oo ah tababaraha Xulka Spain ayaa markii ay cayaarta dhamaatay garan waayay bas-kii uu fuuli lahaa isagoo ku sigtay inuu fuulo ama raaco baska Chile.
Markii uu damacay baska Chile ayaa waxaa ka hor istaagay wiil yar oo albaabka taagna oo gacanta ku watay boor calanka Chile ku sawirnaa, dhibaatadas waxaa sabab u ahaa guuldarada xulka soo gaartay, halka hoose ka daawo Video.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here