WAR DEG DEG AH:Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika oo kaabiga ku haaya Magaalada Qoryoolay iyo Shabaabka oo kala carar ku jira

0
216

Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooleey ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas saakay ay ka taagan tahay xiisad dagaal, kaddib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay magaalada u dhawaadeen.
breaking_news_37595
Al-Shabaab ayaa iyagana dhaqdhaqaaqyo ka wada magaalada, waxaa sidoo kale xiran goobaha ganacsiga ee magaalada.Waxaa is taagay isku socodka dadka iyo gaadidka.
Ma jirto cid ka hadashay gulufa dagaal ee saakay ka socday Qoryooleey oo ka mid ah meelaha ay gacanta ku heyso Al-Shabaab.
La soco wixii war ah oo ku soo kordha xaalada Qoryoolay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here