HALKAN KA DAAWO sida loo qabtay maanta dagmada Qoryooley

0
189

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow la wareegay degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kadib dagaal culus oo halkaas ka dhacay, iyadoo dagaalada ay dhaceen intii ciidamada sii galayeen degmada.
2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here