DAAWO SAWIRRO: Hawlgalka Degmada Qoryooley Ee Shabeelaha Hoose

0
130

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ayaa maanta la wareegay magaalada Qoryooley oo shantii sano ee la soo dhaafay gacanta ugu jirtay xarakada Shabaab.Ciidamada AMISOM oo u badan kuwa Uganda, ayaa waxaa taageerayey taangiyo iyo diyaaradaha wax basaasa ee aan duuliyaha laheyn.
3 4 5 6 7 1 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here