DAAWO SAWIRADA:Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Magaalada Adis ababa kula kulmay xubno uu hogaaminayay C/raxmaan Faroole

0
114

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Mr.Tedros Adhanom ayaa Magaalada Adis ababa kula kulmay Madaxweynihii hore Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole oo xilligan wax xil ah ka haynin soomaaliya balse rajo Siyaasadeed ka leh dalka.
2 3 1Kulankan oo ilaa iyo hadda micnaheesa la fahamsanayn waxaa uu yahay iyo qaababka sababay in Faroole Adis ababa u tago kulanka Wasiirka arrimaha Dibadda Itoobiya, laakiin xubno Faroole la socday ayaa saxaafada u sheegay inay ka wada hadleen waa labada dhinaca xaalada dalka soomaaliya.
7 4 5 6Laakiin kulan ayaa ku soo aaday maalmo ka hor xilli Magaalada Adis ababa booqday Madaxweynaha xilligan Maamul Goboleedka Puntland C/weli Gaas kaas oo Madaxda dalkaas la kulmay

Kulanka Faroole waxaa ku waheliyey wasiirkii hore ee Amniga Khaliif Ciise Mudane,wasiir ku xigeenkii hore ee Maaliyadda Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan.
10 7 8 9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here