WAR DEG DEG AH:Saacad kadib Wasiirada arimaha dibada kenya iyo Soomaaliya oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Magaalada Nairobi

0
165

Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka kenya iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa in marka ay tahay saacada afrikada bari 10 ka subaxnimo kulan ku yeeshan Magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya.
3Kulankan oo dhacaya maanta oo jimco ah ayaa sida Newsomali u xaqiijiyay Safiirka Soomaaliya kenya Maxamed Cali America labada dhinac ayaa waxay ka wada hadlayan xiriirka labada dhinaca iyo heshiisyo horey u gaaran labada dal.
Wasirka Arrimaha Dibedda Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa shalay gaaray Magaalada Nairobi kadib markii uu caasumad ka helay haweenayda arrimaha dibada u qaabilsan dalkaas Aamino Maxamed.
La soco kulanka Labada Wasiir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here