DAAWO SAWIRADA:Kulankii dhex maray wasiirada arrimaha dibada kenya iyo soomaaliya

0
130

Maanta oo Wasirka Arimaha Dibeda Dr. Abdirahman Duale Beileh la kulmay Wasirada Arimaha Dibeda ee Kenya Amina Mohamed. Waxaa laga wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada wadan sida uu sheegay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya kenya Maxamed Cali America oo kulankaas goobjoog ka ahaa.
1897974_673665199345781_1790410366_n 11 7 3 2
3
11 1897974_673665199345781_1790410366_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here