DAAWO SAWIRO:Waxyaabaha Soomaaliya laga soo saaro oo caalamka loo soo bandhigay

0
281

Bandhigga wax soo saarka Soomaalida ee Dubai ayaa la soo gabagabeeyay, waxaana shirka lagu soo bandhigay waxyaabaha laga soo saaro beeraha soomaaliya, waana markii ugu horeysay oo caalamka loo soo bandhigo waxyaabaha ka baxa beeraha soomaaliya,Sawirada waxaa xaq u leh bbcda laanta Soomaalida
19 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here