DAAWO SAWIRADA:Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta yimid Magaalada Nairobi iyo Danjire America oo soo dhaweeyay

0
161

Wasirka Arrimaha Dibedda Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta booqasho ku yimid Magaalada Nairobi ee dalka kenya, waxaana lagu wadaa inuu kulumo la qaato Wasirka Arrimaha Dibedda ee Kenya Amina Mohamed.,waxaana Wafdiga Wasiirka soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya kenya Maxamed Cali America iyo xubno kale oo ka socda Safaarada.

1 2 3 4 5 6 7 1511043_673079566071011_1437823874_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here