DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Gaas oo maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Qardho

0
181

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Iyo Wefdi uu hoggaaminayey oo saaka gaaray magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ka hadlay joogitaankiisa magaaladda.Gaas oo ay magaaladda kusoo dhaweeyeen maamulka degmada,Issimo,waxgarad,dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa loo gelbiyey magaaladda.Dr Cabdiweli Gaas oo meel fagaare ah kula hadlay boqolaal dadweyne ah ayaa sheegay in u ka mahadecelinayo soo dhaweynta loogu sameeyey magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,waxaana lagu wadaa in kulamo la qaato bulshada deegaanka mudada uu joogo Qardho.
27 28 29 30 31 32 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here