DAAWO SAWIRADA:Heshiis dhex maray Soomaaliya iyo China, Danjire America oo goobjoog ka ahaa Saxiiixa

0
200

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta ka saxiixday heshiis dhinac iskaashiga ah  kadib kulan ka dhacay xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ee dalka kenya,Heshiiskan ayaa waxaa dhanka dowlada soomaaliya u saxiixay wasiirka arrimaha dibada ee xukuumada Soomaaliya  C/raxmaan Ducaale Beyle, halka uu dhanka dowlada China u saxiixay safiirka u fadhiya China dalka Kenya Mr Zhand Ming, waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Safiirka Soomaaliya ee dalka kenya Maxamed Cali America.
18 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here