DAAWO SAWIRADA:Turkiga oo ku mashquulsan dhisida wadooyinka Magaalada Muqdisho

0
145

Hay’adaha horumarinta dalka Turkiga ayaa Muqdisho kawada howlo ay ku dayactirayaan waddooyinka laamiyada ah ee caasimadda Soomaaliya, taasoo dib u soo celinaysay bilicdii magaaladu ay lahayd.Howshan lagu dayactirayo waddooyinka Muqdisho ayaa waxaa qayb ka qaadanaya xubno ka socda Turkiga, waxaana dib loogu billaabay jidka Maka Al-Mukaraha oo ah midka ugu mihiimsan Muqdisho laami mar kale lagu shubayo.
14 1 2 3 4 5 7 8 10 11 12 13

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here