DAAWO SAWIRADA:Qoys Soomaaliyed oo Aabahooda Amisom dishay oo Muqdisho ku dhibaataysan, Xaqihii ay lahaayan ka waayan Amisom

0
174

Waxaa halkan idinku soo gudbinaynaa Sawirada Qoys Soomaaliyed oo Aabahooda 28 Janaayo ee sanadkan ay si xaqdaro ah ku dileen Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM, dilkaas ayaa dhacay kadib markii Labo gaari oo kuwa Amisom ay jiireen Saalax Nuur Maxamed oo xilligaas dhinaca koonfur u goynayay wadada Maka al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.
15Qoyskaas waxay hadda ku nool yihiin nolol liidato waayo aabihii u soo shaqeynayay waxaa laga dilay Amisom ma bixin wixii xaq ah oo ay lahaayan qoyskaas sidaas darteed waxaan go’aansanay inaan Sawirada qoyska umadda u soo bandhigno.

16 1 2 3 4 5 7 8 9 10 11 12 13 14 15

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here