WAR DEG DEG AH:Diyaaradii siday Meydkii Maxamed Suleyman Tubeec oo Muqdisho ka degtay

0
127

Xilligan oo saacada Magaalada Muqdisho ay tahay 9:30 daqiiqo ee Subaxnimo waxaa garoonka Diyaaradaha Muqdisho soo caga dhigatay Diyaaradii siday meydkii Marxuum Maxamed Suleyman Tubeec oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jarmalka.
Maxamed_Saleebaan_TubeecXubno ka socda Dowladda, Fanaaniin, wariyaal, qoyska Marxuumka iyo dadweyne ayaa meydka ku sugayay Garoonka Diyaaradaha, waxaana la filayaa in goor dhaw lagu aaso qabuuro ku yaala Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya
La soco Wararka Aaska 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here