DAAWO VIDEO Laga sameeyay Aaskii Boqorkii Codka Maxamed Suleyman Tubeec

0
207

Allaha u naxariistee fanaanka Maxamed Suleyman Tubeec oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho kadib markii maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde..R/wasaraaha xukuumadda Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, Wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiirro, Xildhibaanno, Fanaaniinta, iyo dadweyne aad u farabadan iyo ehelada marxuumka ayaa ka qeybgalay aaska.–-Sawirada Aaska Halkan ka daawo
2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here