DAAWO SAWIRADA:Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta lagu soo dhaweeyay Nairobi ka hor inta uusan u gudbin Magaalada Muqdisho, Danjire America iyo Yuusuf Xaaji..

0
144

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta sii maray Magaalada Nairobi ee dalka kenya isagoo ku sii jeeda Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka soomaaliya kadib markii uu soo dhameystay booqasho uu ku tagay dalka Japan.
3
12 13 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11
Markii Madaxweynaha ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya kenya Maxamed Cali America, Senetor Yuusuf Xaaji Wasiirkii hore ee Gaashandhiga kenya.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo sii gudbay Magaalada Muqdisho ayaa intii uusan ka bixin kenya waxaa uu wadahadalo gaaban la yeeshay Madaxdii ku soo dhaweysay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
1 2 3 4 5 6 7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here