DAAWO SAWIRADA Ra'iisal wasaaraha Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Maxaned Suleyman Tubeec

0
203

Allaha u naxariistee fanaanka Maxamed Suleyman Tubeec oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho kadib markii maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde..R/wasaraaha xukuumadda Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, Wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiirro, Xildhibaanno, Fanaaniinta, iyo dadweyne aad u farabadan iyo ehelada marxuumka ayaa ka qeybgalay aaska.
9 1 2 3 4 5 6 7 8
25 1 2 3 4 5 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here