DAAWO SAWIRADA:-Deegaano iyo Degmooyin ka Tirsan Gobolka Hiiraan oo Laga Xoreeyay Maleeshiyaadka Al-Shabaab

0
149

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika oo ay ka mid yihiin kuwa ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kasbanaya kalsoonada dadka ku dhaqan Gobolka Hiiraan gaar ahaan degaanadii toddobaadkan gacanta Dowlada soomaaliya soo galay oo ay buulo burde ka mid tahay,dadweynaha degaanadaas ayaa u arka shabaab oo meesha laga saaray inay la micno tahay cudur dilaa ah oo daawo loo helay xilligan aad ayay u faraxsan yihiin dadka ku nool hiiraan oo laga dul qaaday shabaabka.HALKAN KA DAAWO SAWIRO MAALINTII SABTIDA 15 KII BISHAN AY BAAHINAY
15 16 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here