DAAWO SAWIRADA:qaabkii loo qabtay Buulo Burde iyo ciidamada Jabuuti oo dhex galay shacabka

0
166

Ciidamada Jabuuti ee ka socda AMISOM ayaa durba dhex galay shacabka Buulo Burde, kadib markii Khamiistii ay la wareegeen ciidamada wada jirka ah degmadan muhiimka ah.Saraakiisha hogaamineysa ciidamada Jabuuti iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa meel fagaare ah kula hadlay shacabka Buulo Burde, iyadoo la arkayay qaar ka mid ah dadweynaha oo wata calanka Jabuuti iyo kan Soomaaliya.Inkastoo inta badan dadkii shacabka ee ku dhaqnaa degmada ay isaga baxeen ayaa hadana shacbkii ku haray degmada oo meel fagaare ah la isugu yeeray ayaa waxaa la hadlay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan cabdi Faarax Laqanyo.
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here