DAAWO SAWIRADA:Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka codsatay Ban Ki-moon inay Sawiro la gasho

0
147

Wasiirada Horumarinta Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulantay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon, kulanka ayaa waxaa uu u dhacday si kedis ah kamana badnayn 5 daqiiqo, iyadoo Wasiiradana Sawiro la gashay Xoghahaha Guud ee Qaramada Midoobay markii ay sidaas codsatay, kulankana waxaa uu ka dhacay wado dhex marta Gudaha Daarta UN.
1 2 3 5 6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here