DHAGEYSO WARBIXIN:Xasan Aadan Samatar,Hibo Nuura iyo Axmed Naaji Sacad oo ka hadlay doorkii Fanaan Maxamed Suleyman Tubeec ku lahaa Fanka Soomaaliya

0
260

Labada Fanaan ee kala ah Xasan Aadan Samatar,Hiba Nuura iyo Axmed Naaji Sacad ayaa ka sheekeeyay aqoontii ay u lahaayan Boqorkii Codka Maxamed Suleyman Tubeec oo 11 kii bishan ku dhintay Isbitaal ku yaala dalka Jarmalka.

Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Naaji Sacad
Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Naaji Sacad

Ilaahay rabi jano ha ka waraabiyo, Maxamed Suleyman Tubeec waxaa lagu tilmaami jiray inuu ahaa Boqorka Codka ee Fanaaniinta Soomaaliyed.Waxaa lagu tilmaami jiray inuu ahaa Fanaan buuxa oo dhameystiran.

Qeybta Hibo Nuur iyo fanaaniinta kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here