DAAWO MUUQAALKA:Wasiirka Warfaafiinta Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo ka yaabsaday Dadweynaha Magaalada Muqdisho, Ma jiraa Siyaasi Sidan sameyn karo

0
297

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Dhuxulow ayaa ka yaabsaday dadka Soomaalida iyo beesha Caalamka markii uu sameeayay talaabo aad loo amaanay oo lagu dhiirigelinayay nabadgalyada Magaalada Muqdisho.

DAAWO MUUQAALKA:Wasiirka Warfaafiinta Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo ka yaabsaday Dadweynaha Magaalada Muqdisho, Ma jiraa Siyaasi Sidan sameyn karo
DAAWO MUUQAALKA:Wasiirka Warfaafiinta Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo ka yaabsaday Dadweynaha Magaalada Muqdisho, Ma jiraa Siyaasi Sidan sameyn karo

Wasiirka ayaa kubad ku cayaaray xeebta Liido,Maqaayad ayuu u tagay inuu ka cabo Shaah, isagoo aan la socon wax ilaalo ah.Waxaa la yaab lahayd sida Wasiirka u waday Baaskiilka isagoo dhex maraya xeebta liido.
Wasiir Dhuxulow waxaa uu muujiyay dareen lagu farxo markii uu la sheekeystay dadweynaha magaalada Muqdisho isagoo aan la socon wax ilaalo ah.Wasiirka waxaa nacay ilaalada faraha badan ee Madaxda daba socoto, sidaas darteed waxaa uu go’aansaday inuu lugta adeegsado iyadoo aan lala socon.
)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here